Berbera News | Daily News Update

Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo ka Warbixiyey Hawlaha Horumarinta Jidadka

Hargeysa(Berberanews):- Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cabdillaahi Abbokor Cismaan, ayaa hortegay guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada oo uu warbixin ka siiyey hawlaha horumarinta jidadka ee wasaaraddu waddo iyo qodobbo kale.

Wasiir Abbokor warkiisa oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-