Berbera News | Daily News Update

Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland oo ka warbixiyay safar uu ku tegay Turkiga

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka horumarinta Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markuu soo dhammaystay safar uu laba toddobaad ugu maqnaa Turkiga, waxaanu ka warramay waxa u soo qabsoomay.  Wasiirka oo garoonka diyaaradaha warbaahinta kula hadlay, warkiisa oo faahfaahsan muuqalkan hoose ka daawo.