Berbera News | Daily News Update

“Waxa uu qorshahayagu yahay inaan cidkasta ka maarano” Maayar Cabishakuur Ciddin

Berbera-(Berberanews)-Maayarka Magaalada Berbera, Cabdishakuur Maxamud Xasan (Ciddin), ayaa xogwaran ku saabsan horumarka dawladda hoose iyo waxqabadkeeda siiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magadaalada.