|

WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA GUDDOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE GOBOLKA SAAXIL

Custom Search

Waxaan Hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddomiyaha xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil, Mr. Cabdi Guleed Siciid, anigoo ku hambalyaynaya sida mugga iyo hufnaanta leh ee u soo xulay xubnaha uga qaybgelaya tartanka Goleyaasha degaanka ee Gobolka Saaxil iyo Sheikh ee xisbiga kulmiye oo ah niman karti, aqoon iyo daacadnimmo ku dheehantahay.

Waxan si gaarah u sii Hanbalyeynaya Musharax Keyd Cabdillaahi Xamdule oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Deegaanka Berbera, haatana u sharraxan mar labaad inuu isu soo taago.

Keyd Cabdillaahi Xamdule waa masuul ay ka muuqato kartidi iyo hufnaan uu wax-badan kaga badeli doono gobolka Saaxil taasoo oo aanu illahay uga baryeyno inuu xilka ku guuleeyo.

MR XASAN IBRAAHIN NUUR DIIRIYE

Hargeysa Somaliland

 

Social Share Toolbar

select

Short URL: http://www.berberanews.com/?p=20179

Posted by on Sep 2 2012. Filed under QORMOOYIN. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta