Berbera News | Daily News Update

“Waxaan Labadeydii Wiil ee Ceeryaan Ku Dhintey, Ku Doorsadey in Nabad la Helo, Nacsna ma ihi..” Oday Jaamac

Ceerigaabo(Berberanews)- Oday Jaamac oo ah Aabbaha dhalay labo Wiil oo ku geeriyooday Shaqaaqadii labada Beelood ee walaalaha ah ku dhexmray deegaanka Ceeriyaan ee gobolka Sanaag dhammaadkii toddobaadkan tegay, ayaa ka hadlay geerida ku timi labadiisa Wiil, waxaanu sheegay in labadiisii Wiil ee shaqaaqadaa ku dhintay uu maanta kaga samrayo, kuna doorsanayo in nabad la helo.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka;