|

Wer Deg-deg ah: Ciidammada Qaranka Somaliland oo Dhirbaaxo kulul ku dhuftay Ciidammada Puntland iyo Malleeshiyo ku soo duulay

Laascaanood-(Berberanews)- Ciidammada Qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo kulul oo lama illaawaan ah ku dhuftay Ciidammo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya iyo Malleeshiyooyin ka soo jeeda deegaanka Buuhoodle oo isu bahaystay burburinta nabadgelyada Somaliland.

Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee gobolka Sool iyo deegaannada Buuhoodle ayaa lagu soo warramayaa inay dhirbaaxo kulul ku dhufteen, isla markaana khasaare ballaadhan gaadhsiiyeen Malleeshiyooyinka Buuhoodle iyo Puntland ka soo duulay deegaannada Maygaagle iyo meelo ku dhaw oo Ciidanka Somaliland Saldhigyo ku lahaa, gaar ahaan nawaaxigBa Bariga gobolka Sool iyo koonfurta Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wixii warar ah ee ka soo kordha dagaalladaas kala soco saacadaha soo socda Berberanews.com

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.

Saaxibadaa Twitter ug gudbi warbixinta



--------------------------


Short URL: http://www.berberanews.com/?p=11509

Posted by on Feb 8 2012. Filed under WARARKA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply



Recently Commented

  • Abdilahi Jama mire: Berberi wax go’ lagu qaado ka weyn, haddii lawada dheefayo ok haddii kale maya
  • Berberaawi: Alaylehe qalinkaaga khadku kama dhamaado waar odayaashan magac baad u heshay xarago waxaa la ogaa ama la...
  • Cabdiraxman: Kuwani Salaadiin maaha ee waxa la yidhaa DHAAMEEL KA DHURSUGAYAAL markaa dhaameelkooda ha iska qaataan...
  • sahan: Asc waxaa aad layaab u leh werrshadani miyaamay hanti qaran ahayn, ma waxay somaliland oo dhani raali ka tahay...
  • yuniz: SXB, Qalinkaagu Khadku kama dhamaado

Gacal Store