Berbera News | Daily News Update

Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa xog-waran siiyay HCTV

Sweden-(Berberanews)-Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo baxay Gobolka Togdheer, oo ku sugan dalka Sweden ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefiishanka Horn Cable.