Xisbiyada Mucaaridka Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay In Aanay Bixin Dhaqaalihii Lagu Gali Lahaa Doorashada

(Berbera news) Mas’uuliyiin u hadlay xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,  ayaa si wada jir ah Xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyey inaanay illaa hadda bixin qarashkii ku bixi lahaa doorashada Madaxtooyada Somaliland ee ay Xukuumaddu ballan qaaday inay bixinayso.

Halkan hoose ka daawo faah-faahinta.

Berbera news.

Share Button
Please follow and like us:
0