Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah u bilowdey dhismaha jidka isku xidha Hargeysa ilaa Kala-baydh

Hargeysa (Berberanews)- Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah u bilowdey dhismaha jidka isku xidha Hargeysa ilaa Kala-baydh oo dib u casriyayn lagu sameyn doono.

Dhismaha Jidkan ayaa dherarkeedu dhan yahay 60 KM, Lacagta ku baxaysaana waa 4 Milyan oo Dollar waxana 3.6 Milyan bixin doona Dawlada Jarmalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.




%d bloggers like this: