“Xukuumadani Diyaar Uma Ah In Doorasho Dalka Ka Dhacdo” Xisbiga WADDANI

(Berbera news) Ku xigeenka guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Jamaal Jaamac Xaamud, sheegay in aanay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo aanay diyaar u ahayn in doorasho dalka ka dhacd wakhtigii loo qoondeeyey

Xoghaye ku xigeenka xisbiga WADDANI waxa uu eedan sabab uga dhigay in aanay Xukuumaddu ilaa hadda aanay Guddiga doorashooyinka ku wareejin dhaqaalihiialagu bixin lahaa qeybtinta kaadhadhka cod-bixinta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berbera news.

Share Button
Please follow and like us:
0