Berbera News | Daily News Update

Xulka Faransiiska oo ka badiyay Uruguay

Ciyaaraha-(Berberanews)-Xulka Faransiiska ayaa 2-0 kaga badiyay kooxda Uruguay.

Waxaana labada gool Faransiiska u kala dhaliyay cayaaryahanada kala ah Raphael Varane iyo Antoine Griezmann.

Xulka Faransiiska waxay u gudbeen cayaaraha rubac-dhammaadak Koobka Adduunka, waxay la cayaari doonan kooxda Belgium oo caawa ku durdurisay Brazil.